Madaxweyne Xigeen Sayid oo Safarkiisii shaqo kadib Kismaayo kusoo laabtay

Maxamuud Sayid Aaden, Madaxweyne Xigeenka Jubbaland ayaa maanta Kismaayo kusoo Laabtay kadib Safar Shaqo oo uu ugu maqnaa Kenya iyo Gobolka Gedo.

Masuuliyiin ka tirsan labada Gole ee Jubbaland ayaa Madaxweynaha Soo dhaweeyey, Waxyar oo intuu Garoonka Diyaaradaha Kismaayo uu joogay ayuu ka warbixiyey Safarkiisii. Oo uu yiri Saan rabnay ayuu noogusoo dhamaaday.

Puntlandi.com Kismaayo

<