Madaxweyne Axmed Madoobe oo Madaxtooyada ku casumay Inay kula Afuraan Xubnihii mucaaradka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Casumaad soo dhaweyn ah u Sameeyey Xubnihii Mucaaradka Jubbaland oo uu hogaaminayo Xildhibaan Cabdirshiid Xidig.

Masuuliyiinta ayaa kuwada Afuray Madaxtooyada waxayna kawada hadleen Xaalada Dalka iyo Guud ahaan Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa Masuuliyiinta Mucaaradka uga mahadceliyey Isfahanka Siyaasadeed ee ka dhacay Jubbaland iyo tanaasulka ay muujiyeen.

Siyaasiyiinta Jubbaland ayaa kulanka soo dhaweeyey.

Hoos ka daawo Sawirada

Puntlandi.com

Jubbaland

<