Ciidamo kasoo Goostay Dowlada Federaalka oo isusoo dhiibay Jubbaland

Ciidan gaaraya 110 Askari oo hubkooda wata ayaa kasoo goostay Ciidamada Dowlada Federaalka Aaga Baledxaawo, kuwaso kusoo biiray Ciidamada Jubbaland.

Axmed Macalin Hariwaa Sargaal la yiraahdo ayaa wata Ciidanka soo goostay.

<