Dil ka dhacay Duleedka Dhuusamareeb iyo Colaada oo Gobolka kusoo badanaysa

Sadex maalin ka hor waxaa Gobolka ka dhacay Dagaal Beeleed ay Dad ku dhinteen. Maantana Duleedka Magaalada waxaa lagu dilay Qof rayid ah.

Dilka maanta iyo Dagaal Beeleed kii doraad ayaa loo badinayaa inay isku xiran yihiin.

Gobolka ayaa noqdey Gobolka ay had iyo jeer ka dhacaan Dagaal Beeleedyo, Markii la heshiisiiyana dib ayuu Dagaalku u Qaraxaa.

Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Qoorqoor wali Qorshe cad uma samayn Dagaal Beeleedkaan Soo noqnoqonaya.

Puntlandi.com

Gaalkacyo

<