Koonfur Galbeed oo qaab kale uga hadashay Diyaaradii Shalay ku burburtay Bardaale

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlayay Diyaaradii Shalay ku burburtay Duleedka Bardaale ayaa waxay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ay dhoolatus cirka ah sameynayaan Shalay tasoo ay ku macneeyey in Diyaarada ay haleeshay Xabad aan ulakac ahayn laakiin ay ku sifeeyeen Tababar Ciidan.

Arintaan ayaa Ciidamada Itoobiya waxay ka weecinaysaa eedeyntii ahayd in ay Diyaarada ulakac u rideen.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Shilka ku tilmaamay aThe “Ethiopian troops conducting an “exercise” shot down African Express airline near Bardale airport”.

Diyaarada oo sidey Xamuul waxaa saaraa Lix Qof oo dhamaantood ku geeriyooday Burburka.

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isla shalay ka tacsiyeeyey Shilka.

Puntlandi.com Baydhabo

<