Jaaliyada Toronto oo diyaarisay USD24,000 , Attowo iyo Albert oo wali Abaabul ku jira

Jaaliyada Toronto ee Dalka Canada ayaa ilaa hada gacanta ku heysa Aduun gaaraya 24,000 oo Dollar, Walina waxay wadaan Arurinta lacagta, Dhaqaalahaan ayaa maalmaha soo socda waxaa lagu wareejindoonaa Gudiga Gargaarka Qardho ee uu Madaxweynuhu Magacaabay.

Maadaama wali ay socoto Arurinta lacagtu waxay kasii badaneysaa intaas aan kor ku xusnay.

Magaalooyinka Ottawa iyo Albert ayaa iyana wali wada Arurinta Lacagta loogu deeqi doono Magaalada Qardho.

Puntlandi.con Canada

<