Ciidanka Bada Puntland oo 15,000 ugu deeqay Qardho

Bosaso—05-05-2020-Pi.. Ciidamada Ilaalada Xeebaha Puntland ayaa Gargaarka Qardho uga qaybqaatay Aduun gaaraya USD. 15,000.

Xarunta Ciidamada ee Bosaso ayaa lacagtaan iskasoo ururiyay, Waxayna ku wareejiyeen Gudiga Gargaarka Qardho.

Hay’adaha Dowlada qaarkood ayaa iyana hada wada Lacag ururin dhexdooda ah.

Puntlandi.com

Bosaso

<