Daawo Madaxweyne Deni oo Shacabka la hadlay

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Caawa la hadlay Shacabka isagoo ku sugan Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar.

Madaxweynuhu wuxuu ka tacsiyeeyey Diyaaradii maanta ku burburtay Duleedka Bardaale, wuxuu sidoo kale ka hadlay Xaalada Qardho, Amaanka Puntland, Waxbarashada iyo Xaalada Caafimaad ee Dalka.

Hoos ka daawo

Puntlandi.com Qardho

<