Breaking News— Diyaarad ku dhacday Garoonka Bardaale ee G Bay

Diyaarad Rakaab ayaa lagusoo Waramayaa iney ku dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Gobolka Bay.

Warar waxaa jira sheegaya in Diyaarada ay saaraayeen 7 Qof oovQura oo 7 diibabgeeriyoodeen balse wara kale ayaa iyana sheegaya in Diyaarada ay saaraayeen Dad Rakaab ah oo gaaraya 30 Qof a, ayna geeriyooday 5 Qof sida ay sheegayaan Warar hordhac ah.

Faahfaahinta kala soco Puntlandi.com

<