Photo News – Madaxweyne Deni oo socod ku maray Goobaha keydka Cunada, Goobaha Lagu baxnaaninayo Qoysaska, Howlaha Samafal ee ka socda Qardho

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ay weheliyaan Masuuliyiin kale ayaa maanta waxay Socid ku mareen Magaalada Qardho qaybteeda uu kasocdo u gargaarida Shacabka.

Madaxweynuhu wuxuu booqdey Bakhaarada ay ku jiraan raashinkii Loogu deeqay Reer Wardho, wuxuu kaloo booqdey Qaybaha Magaalada ee ay kasocdaan Nadiifinta Wadooyinka.

Wuxuu aad ugu mahadceliyey Shacabka Habeyn iyo maalin aan seexan ee u gargaarayo Walaalohooda, “Well done” ayuu yiri Madaxweynuhu .

Hoos ka daawo Sawirada ay Warbaahinta Puntlandi.com idinla wadaagaynaa

<