Madaxweyne Deni ayaa beri la hadlaya Shacabka kana warbixinaya Xaalada Dalka

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa beri oo isniin ah ka hadli doona Xaalada Dalka, Madaxweynuhu wuxuu ka warbixinayaa. Xaalada Magaalada Qardho, Amaanka iyo Caafimaadka,

Macada in Madaxweynuhu uu ka hadli doono dhinaca Siyaasada Soomaaliya iyo Doorashada

Madaxweynaha oo wali ku sugan Magaalada Qardho wuxuu maanta booqday Goobohii Daadku kusoo rogmadeen Magaalada Qardho, wuxuu kaloo u kuur galay qaabka uu u socdo Gargaarka loo fidiyey Shacabka Magaalada.

Puntlandi.com

Qardho

<