Ciidamada Dowlada Federaalka oo ku dagaalamay Degmada Kaaraan

Maanta ayaa Ciidan kawada tirsan Ciidanka Dowlada wuxuu Dagaal ku dhex maray Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafada Kaaraan.

Dagaalka ayaa wuxuu ka dhashay Dhul la isku heystay kasoo keenay in Dadkii dhulka isku heystay uu mid walbaa soo kaxaystay Ciidan ay isku Heyb yihiin oo kawada tirsan Ciidanka Dowlada.

Rasaastii la iswaydaarsaday ayaa waxaa ku dhintay Qof Shacab ah , Qof kalena dhawac sahlan ayaa soo gaaray.

Dhacdooyinka noocaan ah mar walba Way ka dhacaan Muqdisho.

Puntlandi.com Muqdisho

<