Masawirka Caawa : – ” Quraanjooy ku quuso ” Deeqada UNHCR Ninkii raba inuu sheegto waa u garsho xumo iyo xishood la’aan

Waa tan Deeqdii maanta oo ay ka muuqado calaamadii iyo astaamihii Hayada Caalamiga ah UNHCR ,taas oo soo gaarsiisay Walaalaha Reer Qatdho ee waxyeeladu ka soo gaartay masiibadii ka dhalatay daadadkii ku soo roogmaday magaalada taariikhiga ah ee Qardho.

Wasiirada Dawlada Federaalka ah ee maanta igu sawir Qardho u tagay waa u maangaabni iyo xishood la’aan in ay sheegtaan Deeqdaas Hayada UNHCR bixisay ee ay isku diyaarada ka soo wada raaceen Xarunta UNSOM ee Xalane.

<