Jaaliyadaha Puntland ee Caalamka oo aan ukala harin Gurmadka Qardho

Labadii maalmood ee lasoo dhaafay Waxaa Yurub iyo Amerika ka socda olole balaaran oo dhaqaale loogu ururinayo Shacabka Qardho.

Jamcadii waxaa meelo badan laga ururiyay kumayaal kun oo dollar oo loogu gargaarayo Reer Qardho.

Jaaliyadaha ayaa ayaa waxay sameeyeen Gudi gaara oo dhaqaalaha soo ururiya si deg deg ah, Minnesota,Malbourne iyo London ayaa ilaa hada dhaqaalaha ugu badan gacanta kusoo dhogay, Wadamada Denmark iyo Norway ayaa iyana olole wada, kuwasoo kumayaal Dollar soo ururiyay Jamcadii oo qura.

Kala soco Puntlandi.com Lacagaha ay soo ururiyaan Jaaliyadahu.

Akhbaarta Jaaliyadaha noogusoo dir

JP@puntlandi.com

Puntlandi.com

London

<