Gaalkacyo oo Qardho Lacag ugu ururinaysa qaab cusub

Reer Gaalkacyo ayaa Caawa waxay lacago Gargaarka ku dirayaan Barnaamij cusub oo Qardho Lacag loogu ururinayo, Barnaamijkaasoo Idaacadaha Gaalkacyo si toosa ay Dadku Lacagaha ugu soo dirayaan, Radio Gaalkacyo iyo laba idaaco oo kale ayaa Barnaamijka si toosa uga socdaa,

Afurkii ka dib ayuu Barnaamijka uu Hawada si toosa usoo galay , Habaynada soo socdaan sidaas kale ayuu si toosa usoo galayaa.

Mobilkamera ayay Dadku lacagta kusoo dirayaan, iyadoo Qof walbaa wuxuu Awoodo uu bixinayo, Shirkadaha iyo Ganacsatada ayaa iyana si weyn uga qaybqaadanaya.

Puntlandi.com

Gaalkacyo

<