Murankii U dhexeeyey Puntland iyo Wafdigii Dowlada Federaalka ee Qardho booqan lahaa oo laxaliyey, Wafdigii oo Qardho soo gaaray iyagoo fara maran

Arbacadii ayaa waxaa Garowe imaan lahaa Wafdi ka socda Dowlada Federaalka si ay usoo booqdaan una soo qiimeeyaan Xaalada Qardho waa sidey sheegeene balse Dowlada Puntland ayaa hor istaagtay, diidayna iney Garowe Yimaadaan.

Isla Arbacadii waxay Puntland sheegtay in Qiimeynta Xaalada Qardho uu Madaxweyne Deni u saaray Gudi, cidii ka qayb qaadanaysa, oo Gurmad keenaysa lasoo dhaweyn doono.

Dowlada Federaalku Way soo showreen waxayna habeyn hore soo direen Hal milyan oo Dollar,, Maantaa waxaa Qardho lagusoo dhaweeyey Wafdigii Wasiirada iyo Xilidhibaanda Federaalka ee ka soo jeeda Puntland.

Sawirada hoos ka daawo

<