
Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa Sheegay in Maanta Wasiiro Federaalka ah ay soo gaareen Puntlandi laakiin Deeqdii ay sheegeen iney wadeen kama imaan Dowlada Federaalka ee waxay ka timid Qaramada Midoobay.
Sadex Diyaaradood oo Deeq ka timid Hay’ada UNHCR ayay Wafdiga Dowladu la socdeen waxayna Saxaafada u sheegeen in Dowlada Federaalku ay soo dhiibtay deeqdaan, laakiin hadalkaan waxa beeniyey Wasiir Dhabancadcad
Hoos ka daawo