Sawiro+ Qardho iyo Maanta, Shacabka oo bilaabay nolol cusub

Habeynkii Talaadada 28 April 2020 Waxay Reer Qardho u ahayd maalin Illaahay ka badbaadshey Dadkii kusoo ragmadey Magaalada xili Habeyn ah .

Shacabkuvwaxay maalmihii lasoo dhaafay ku jireen halgan xoogan oo ay ugu jireen in ay dib usoo ceshaan nolol maalmeedkoodii caadiga ahayd laakiin marna Qardho ahaan mayso say ahayd, Way ka Waagsanaanaysaa Insha Allaah, ayuu yiri Axmed Cusmaan oo kamid ah Dadka ku barakacay Magaalada.

Maanta oo Khamiis ah waxaa Magaalada la moodaa Goob cidla ah oo laga waxay oo Roob ku hooray.

Hoos kadaawo Sawiro dhowra

<