Sawiro+ Madaxweyne Deni oo la kulmay Waxgaradka Gobolka Karkaar

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Waxgaradka Gobolka Karkaar oo uu kala hadlay Xaalada Magaalada Qardho.

Madaxweyne Deni ayaa ka warbixiyey Qorshaha Dowlada ee Gurmadka Magaalada iyo Mustaqbalka Magaalada, Madaxweyne Deni wuxuu Waxgaradka la wadaagay Warbixin kooban oo Xukuumadu ka diyaarisay Qorshaha Dowlada ee ku aadan Qardho.

Madaxweyne Deni wuxuu sheegay oo Warbixinta ka mid ah in Gurmadka loo fidinayo Shacabka uu feer socdo Qorsho looga hortagayo in uusan Daad kale kusoo rigman Magaalada, oo waxaa socda baaritaano lagu sameynayo Qararka ku teedsan Magaalada.

Puntlandi.com

Qardho

<