Madaxwynihii Hore Dalka Mudane Xasan Sheekh oo ku baaqay in loo midoobo Gurmadka Walaalaha Reer Qardho

Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka Somaaliyeedmudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa la hadalay Shacbiga soomaaliyeed ayaa ugu baaqay in loo midoobo Gurmadka masiibada dabiicga ah ee dhashay Fadahaada iyo Daadadka waxyeelada balaaran u geystay noolashii iyo dhaqaalihii Shacbiga magaalada Qardho.

Halkan ka dhageyso baaqii M/weyne hore Xasan Sheekh Maxamuud.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<