Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Xidig oo Kismaayo kusoo laabtay

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo howlo shaqo ugu maqnaa Kenya ayaa dib ugu soo laabtay Kismaayo, Wafdiga waxaa kamid ah Xildhibaan Xidig iyo Sheikh Daahir

Shacabka Magaalada ayaa si diiran usoo dhaweeyey Wafdiga Madaxweynaha, soo dhaweynta waxay xambaarsaneyd farxad gaara maadaama Heshiiskii Nairobi ku dhexmaray Madaxda Jubbaland iyo Mucaaradka Jubbaland ay iyagoo wada socda oo gacmaha is heysta ay dib ugusoo laabteen Kismaayo.

Wafdiga Waxaa soo dhaweeyey Madaxweyne Gigernka labaad Cabdulqaadir lugadheere.

Puntlandi.com

Kismaayo

<