Xaalada Magaalada Qardho iyo Mdaxweyne Deni oo halkaas gaaray

Kadib Roobku Xoogaga ee ka da’ay Magaalada Qardho waxaa lagusoo rigay Xaalad Deg deg ah, Madaxweyne Deni ayaana gaaray halkaas si uu dhibka ula qaybsado Shacabka.

Ugu yaraan 9 Qof ayaa naloo xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen Roobabka halka 5 Qof la waysan yahay.

Dadbadan oo kor u dhaafaya boqol ayaa ku Guryaha waxayay Dadka uu soo rogay Roobku, Waxaana Gabi ahaanba burburay Suuqa weyn ee Magaalada.

Xaafadaha qaar khasaare yar ayaa gaaray balse Khasaaruhu wuxuu u badan yahay Gudaha. Magaalada. Ciidamada Qalabka Sida ayaa Gurmad ahaan loogu diray Deegaanka si ay u caawiyaan shacabka

Qardho waa Magaalada afraad Magaalooyinka waaweyn ee Puntland.

<