Jubbaland “Waxaan Gargaar u diraynaa Magaalada Qardho”

Mdaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in Jubbaland ay Gargaar u dirayso Magaalada Qardho.

Madxweyne Madoobe wuxuu sheegay inuu maanta laba jeer uu teleefoon kula hadlay Madaxweyne Dini, uuna u sheegay in Dhacabka iyo Xukuumada Jubbaland ay Garab taagan yihiin Gargaar deg deg ahna ay usoo darayaan Qardho.

Magaalada Qardho oo Daadad kusoo rogmdeen ayaa khaasrexoogan uu soo gaaray,Walina Puntlanf cidna kama aysan dalban Gargaar.

Puntlandi.com

Garowe

<