Daawo Sawirada Magaalada Qardho iyo Xaaladeeds

Kadib Daadadkii kusoo rogmaday Magaalada Qardho ayaa waxaa ka barakacay Shacab farabadan oo Guryohoodii ay isugu jiraan wax burburay iyo kuwo Biyo dhex fadhiyaan.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo booqdey Magaalada wuxuu sheegey in Gudi ay ka mid noqonayaan qaar kamida Wasiirada loo saari doono Xaalada Magaalada.

Shacabka Magaalada ayaa ku amaanan Gurmad ay iyagu isu fidiyeen si loo Gargaaro kuwooda ku waxyeeloobay Magaalada,

Xaalad Adag ayay Qardho ku jirtaa oo u baahan Gargaar deg deg ah ayuu yiri Axmed saleebaan oo kamida Culimada Gobolka Karkaar..

Puntlandi.com

Qardho

Hoos ka daawo Sawirada

<