Ciidamadii Dowlada ee Gedo la geeyey oo dhexdooda Dagaal dhex maray

Magaalada Baladxaawo waxaa maanta ka dhacay Dagaal dhex maray Ciidamadii ay Dowlada Federaalku ay geeyeen Gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa wuxuu u dhacay qaab qabiil oo ay Ciidamada u kala safteen, Laba Qof oo Shacab ah ayaa ku dhawacmay Dagaalka u dhexeeya Ciidanka, waxaa sidaa noo xaqiijiyeen Dad ku sugan Magaalada Baladxaaeewo.

Macada sida uu Dagaalku u bilowday iyo waxa uu salka ku hayo, laakiin hada Xaalada Magaaladu Way degan tahay.

Dowlada Frderaalku wali kama aysan hadlin Dagaalkaan.

Puntlandi.com
Kismaayo

<