Puntland oo laga helay Qofkii u horeeyey oo qaba Covid19

Calanka oo hoos loo dhigay kadib Geerida Alla ha u naxariistee Gudoomiye Gujir

Gudiga Puntland u qaabilsan Ka hortaga Corona Virus ayaa sheegay in Shan Qof oo karantii ku jiray midkood laga helay Corona Virus.

Baaritaan lagu sameyay Caafimaadka Qofkaan ayaa wuxuu noqday Posativr, halka 4 Qof oo kale baaritaankoodu uu hada socdo.

Waa Qofkii kowaad oo qaba Covid19 oo Puntlanf gudeheeda laga helo.

Puntland ayaa lagu amaanay qaabka ay uga hortagtay in Cudurkaan uu ku høbaaho Puntlanf.

Puntlandi.com
Garowe

<