Daawo Nasashada Jamcada iyo Gurigaaga Joog, isudiyaarinta 1 Ogoosto Maalinta Dhalashada ee Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu Bulshada ku amray in Lakala fogaado guryahana la joogo si looga hortago Xanuunka Corona Virus ee loo yaqaan Covid19, Ilaa hada Puntland guul ayay ka gaartay Barnaamijka Gurigaaga Joog iyo Bandowgii lagusoo rigay Illaahay mahadiis.

Wakhtiga ay sii soconyso cid og ma jidho sidaas awgeed waxaa Macquul ah in Sanadkaan ay baaqdaan Xafldihii loogu dabaal dagi jiray maalinta qiimaha leh ee 1 Ogoosto oo ah maalintii ay Puntland dhalatay.

Hadaan nahay bahda Puntlandi.com Waxaan Jamcadii hore bilownay barnaamij wadad loogu xaarayo Maalintaas oo u muuqata inaan GURIGAAGA JOOG ayna ku qaadan doono,

Daawosho wacan heesta aan Jamcadaan idiin soo xulnay.

<