Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo Beenlowyaal ku tilmaamay Ehlu Suna Waljameeca

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Raga ugu waaweyn Mucaaradka Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa Qoraal uu soo qoray wuxuu iga jawaabayay Warsaxaafadeedkii ay maanta soo saareen Ehlu Suna Waljameeca.

Xildhibaan Fiqi wuxuu Qoraalka Ehlu Suna ku tilmaamay mid waxbadan ka qaldan yihiin beena ka yihiin, wuxuu kaloo raaciyey in Qoraalka uu yahay mid lagu marin habaabinayo Laguna awrkacsanayo Bulshada.

Hoodka alhriso Qoraalkii Xildhibaan Fiqi

<