Sawiro Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Nugaal oo Xilkii la wareegay

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cawil Axmed Maxamed

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xilkii Gudoomiyanimada Gobolka Nugaal euxuu u gacan galiyey Gudoomiyaha cusub Mudane Cawil Axmed Maxamed.

Xilwareejinta ayaa waxaa goob joog ahaa Maduuliyiin ka tirsan labada Gole ee Puntland iyo Kuwa ka socdey Gobolka.

Gudoomiyaha Cusub ayaa balan qaadey inuu xilkiisa u gudan doono si hufnaan iyo shaqo wanaag ah.

Dhanka kale waxaa goobta loogu duceeyay Alla ha u naxariistee Gudoomihii hore ee Gobolka.

<