Imtixaanada Galaasyayada 8aad iyo 12aad oo dib loo dhigay Puntland

Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa iyada oo ka duulaysa Xaalada Caafimaad ee Dalka waxay dib u dhigtay imtixaanada Fasalada 8aad iyo kan dugsiga sare looga baxo ee Form Fourka.

Qoraal ay Qaarada soo saartay ayay ku calaamadaysa in ilaa hada dib loo dhigay Imtixaanka ilaa laga gaarayo bisha Maajo dhamaadkeeda, xiligaasoo mar kale la qiimeyn doono Xaalada Corono Virus, tasoo noqon karta in dib loo sii dhigo amaba uu baaqdo imtixaanka Sanadkaan.

Hoos ka akhriso Earsaxaafadeedka Wasaarada

<