Daawo Sawirada maanta iyo Reer Kismaayo oo u hogaansamay Talooyinkii Caafimaadka

Gudiga ka hortaga Corona Virus ee Jubbaland ayaa Bulshada ugudbiyey Talooyinka Muhiimka u ah ka hortaga Corona Virus, sida muuqatana Dhacabku Way u hogaansameen.

Suuqyada Qudaarta Sidaan ayaa looga adeeganayay maanta.
Goobaha Lagu shaaheeyo iyana didaan baa loo kala fogaadaan.
<