Faahfaahin Qarax miino oo ka dhacay Isgoyska Fagax ee Muqdisho

Qarax miino oo u muuqdey mid laga hagayay Ramuut Kantarool ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho kasoo Dad Shacab ah ay ku dhawacmeen.

Xiliga Qaruxu dhacayeen waxaa wadada marayay Gawaari Ciidan oo loo badinayo in iyaga lala beegsanayay weerarka laakiin waxaa waxyeeladu gaartay Dad rayid ah oo badankoodu ay saaraayeen Gaadiidka Dadweynaha.

Sargaal ka tirsan Ciidanka ayaa Puntlandi.com i sheegay in loo badinayo in Qaraxa lagu bar tilmaamaydaysanayay Saraakiil Ciidan oo wadada marayay, waana tilmaamay ugu badan ee laga bixinayo Qaraxaan iyo Cida lala damacsanaa.

Sida ay warka ku hayaan Puntlandi.com waxaa ku dhawacmay 7 Qof oo mid uu garaab yahay.

Puntlandi.com
Muqdisho

<