Puntland oo ku guulaysatay inay sida ugu haboon uga wacyigaliyaan Shacabka Cudurka Corona Virus

Gudiga Wacyigalinta Corona Virus yaa sid muuqata guul fiican ka gaaray wacyigalinta ku aadan Cudurka Corona Virus, iyadoo inta badan Shacabkuna ay u hogaansmren.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo wuxuu sheegey in hada lagaaray xiligii runta lasoo taban lahaa loona joojin lahaa Bulshada wali isugu tagayaa Goobaha iyo Msjidyada.

Xaramkii ayaa Sacuudiga yaa Albaabada la isugu dhuftay iyaguna Msajidbaan k hadlaynaa waa in Culumadu ay qaybtooda qaataan oo ay Xiraan Msjidyada ayuu yiri Madxweyne Deni.

Gudiga ka hortaga Iyo Wacyigalinta Coron Virus ayaa dhankooda waxay wacyigalinta joogta ka wadaan Gobolada iyo Warbaahinta.

Talaabada igu haboon ee Cudurkaan looga hortagi karo waa wacyigalinta loo sameeyo Shacabka iyo Shacabka oo Maql talooyinkas.

Puntlandi.com
Garowe

<