Madaxweyne Deni oo Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Nugaal iyo Kuxigeenadiisa

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wuxuu Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ka dib Geeridii Gudoomiyihii hore ee Gobolka.

Cawil Axmed Maxamed ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Nugaal halka Gudoomiye Xigeenka Kowaad loo magacaabay Qaasin Maxamed Cabdi, Kuxigeenk labaad ayaa isna loo magacaabay Cabdulla Maxamed.

Masuuliyiintaan ayaa xilkooda bilaabaya sida ugu dhakhsaha badan.

Puntlandi.com
Garowr

<