
Wasiir u Dowlihii Cadaalada ee Maamulka Hirshabeele Khaliif Muumin ayaa goordhaweyd ku geeriyooday Magaalada Muqdisho kadib markuu la xanuunsanaa Cudurka Corona Virus.
Ehelada Marxuumka ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey Geerida Marxuumka.
Waa Masuulkii imu horeeyey ee u geeriyooday , Masuuliyiin kale ayaa lagusoo waramayaa iney la tacaalayaan Corona Virus Magaalada Muqdisho.
Illaahay ha u naxariisto Marxuumka Aaaaamiin
Puntlandi.com
Muqdisho