
Mdaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni isagoo ku hadlaya Mgca Shacabka Puntlnd wuxuu tacsi u dirayaa Xukuumada iyo Shacabka Hirshabeele Geeridii ku timid Wasiir u Dowlihii Cadaalada ee Hirshabeele Khaliif Muunin oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Qoraal tacsi ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa loogu tacsiyeeyey Geerida Marxuumka.
Marxuumka ayaa wuxuu maanta u geeriyooday Cudurka Corona Virus.
Puntlandi.com
Garowe