Jubbaland oo Ganacsatada uga diga Ineysan sameyn qiimo kordhin

Wasaarada Ganacsiga Jubbaland ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxay Ganacsatada fareen in la joojiyo sixirbararka lagu sameeyey Macayshada iyadoo laga faa’iideysanayo Xaalada Corono viruska.

Ganacsatada Reer Jubbaland waxaa la faray in Qiimaha aan sare loo qaadin , indhahana lagu haynayo Ganacsatada, talaabo ayaa laga qaadayaa cidii lagu helo qiimo kordhin iyagoo ka faa’iideysanaya Xaalada lagu jiro.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka

<