Heesta nasashada Jamcada , Sanadkaan Dabaal dagii 1 Ogoosto wuxuu u baaqanayaa Corona Virus, Laakiin….,

Laaaakiin Waxaan jamcayaasha soo socda ilaa laga gaarayo Ogoosto aan idin xasuusineynaa Xuska 1 Ogoosto.

Stay home , Joog gurigaaga, una hogaansan Talooyinka laamaha Caafimaadka ee Dalka aad joogto si loo xakameeyo faafinta Covid19.

Daawasho wacan iyo Heestii…

<