Emaraatka Oo Puntland iyo Soomaaliland u keenay Qalab iyo Daawo

Dowlada Emaaraatka oo ay saaxiib dhow yihiin Puntland iyo Doomaaliland ayaa waxay ka caawinaysaa Baarista Cudurka Corono Viruska.

Diyaarad sida Qalabka ayaa maanta soocaga dhigatay Hargeysa iyo Bosaso, waxayna Dowladaha Soomaaliland iyo Puntland ku wareejiyeen Qalab Caafimaad iyo Daawooyinba.

Dowlada Puntland ayaa uga mahadcelisay Emaaraatka kaalmada ay la Garab taagan yihiin Walaalohooda Soomaaliyeed.

<