Warsaxaafadeed ….Madasha Xisbiyada Qaran “Doorashada wakhtigeeda ayay ku dhacaysaa

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Qoraal ay kasoo saareen Doorashada Soomaaliya ee lagu wado inay bilaabato dabayaaqada Danadkaan waxay sheegeen in Doorashada ay wakhtigeeda Dhacayso iska markaasna ayna sina u aqbalayn Mudo kororsi.

Maamul Goboleedyada ayaa horay iyana u shaaciyey in Doorashada ay ku dhacayso wakhtigeeda.

Arintaan ayaa timid ka dib markii la arkay ON Dowlada Federaalku ay ka caga jiidaya Doorashada.

Hoos ka akhriso Qoraalka Xisbiyada

<