Allaah ha u naxariistee Raysal wasaarihii hore Somaaliya Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade )oo ku Geeriyoodey magaalada London

Illaahay ha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Raysal wasaarihii hore ee Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade ) ka dib markii uu in mudo ah xanuunsanaa.

Allaah ha u naxariistee Raysal wasaare Nuur Cade oo Raysal wasaare kasoo noqday Xukuumadii KMG ahayd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf wuxuu ka hor mudo dheer ka soo shaqaynayay Hay’ada Laanqayrta Cas ee Soomaaliya.

Puntlandi.com
London

<