Madaxweyne Axmed Madoobe oo khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweyne Deni una tacsiyeeyey

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhambaal tacsi ah wuxuu u diray Shacabka Puntland, isagoo khadka teleefoonka uu saaka kula hadlay Madaxweyne Deni.

Labada Madaxweyne ayaa wakhti kooban waxay kuwada hadleen Teleefoonka iyadoo kadibna ay Jubbaland Qoraal tacsi ah ay soo direen

<