Gudoomiye Gujir oo Aas Qaran loo sameeyey

Waxaa maanta Magaalada Garowe lagu aasay Gudoomiyhii Gobolka Nugaal oo Xalay lagu dilay weerar Ismiidaamin ah.

Boqolaal Qof ayaa ka qayb qaatay Aaska Marxuumka oo ka dhacay Duleedka Magaalada.

Goordhow naga filo sawirada

<