Daawo Sawirada Aasqaran oo loo sameeyey Marxuum Gudoomiyihii Gobolka Nugaal

Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaan Gujir ayaa aakhirkii la dhigay gurigiisii rasmiga ahaa(Qabriga), boqolaal Qof oo ay kamid yihiin Masuuliyiin ka tirsan labada Gole ayaa ka qaybqaatay Aaska Marxuumka.

Hoos ka daawo Sawirada

<