
Wali cidna ma sheegan weerarkii lagu dilay Gudoomihii Gobolka nugaal, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan sababta loo dilay Gudoomiyaha.
Shacabka Puntland ayaa aad uga tiiraanyooday Geerida Gudoomiyaha waxaana Magaalooyinka waaweyn intooda badan maanta hoos loo dhigayaa Calanka.
Madaxweyne Deni ayaa wuxuu kulan la qaadanayaa Laamaha Amaanka iyo Gudiga Amniga.
