Cabdikaafi Maxamed Maxamuud Qaal Oo loo magacaabay Taliye Xigeenka Booliska G Bari

????????????????????????????????????

Madaxweyne Deni ayaa Xil cusub u magacaabay mid kamida Daraakiisha Ciidamada Daraawiishta Puntland, Madaxweynuhu isagoo xeerinaya qodobada Xil magacaabida Ciidanka ayuu magacaabay Taliyahaan cusub

Gaadhaanle Dhexe Cabdikaafi Maxamed Maxamuud Qaal ayaa laga soo wareejiyay Ciidanka Daraawiishta waxaana loo wareejiyey Ciidanka Booliska Puntland, isla markaasna waxaa loo magacaabay Taliye ku xigeenka Booliska Gobolka Bari.

Xil wareejintaan ayaa hirgaliyaan isla maanta sida ku cad Xil magaacibida madaxweynaha.

Aqal wuxuu ka tirsanaa saraakiishii Ciidamada lugta Puntland wuxuuna in mudo ah kasoo shaqeeyey inta badan Gobolada Dalka.

Puntlandi.com
Bosaso

<