Madaxweyne Deni oo baajiyey Safarkiisii Muqdisho

Warar hordhac ah oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen ayaa xaqiijinaya in Mdaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uu baajiyay Sfarkiisii Muqdisho ee uu ugu gogol xaarayay Shirka Soomaalida ee Garowe ka dhici doonaa.

Lama sheegin sababta rasmiga ah ee Mdxweynuhu uu iga baaqday Muqdisho balse wararka annhelayno waxay sheegayaan Arimo Amaanka la xiriira inuu Madaxweynuhu uga baaqday Muqdisho, sida aan xogta ku heyno Sirdoonka Puntlnd ayaa Madaxweynaha kula taliyey inuu ka baaqdo Safarkaas.

Taas badalkeeda Madxweyne Deni wuxuu Muqdisho ku casumo doonaa Soyaasiyiin kakala imaanaya Muqdisho iyo Kismaayo si loogu gogol xaaro Shirweynaha looga arinsanayo Siyaasada Soomaaliya.

Puntlandi.com
Garowe

<