Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo Qaxa lala beegsadey

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa kamid ah Dadka dhawaca ah , Waxaana hada lagu daweynayaa Isbitaalka.

Qaraxa ayaa loo badinayaa inuu yahay ismiidaamin, Masuuliyiin kale ayaa dhawac ah sida Puntlandi warka ku helayaan.

wixii kordha kala soco halkaan

<