Faahfaahin— Qarax ka dhacay Garowe

Ciidamada Amaanka ayaa gabi ahaan xiray goob u dhow Saldhiga Bileyska ee Qaruxu uu ka agdhacay, Waxaa loo badinayaa inuu ahaa Qarax lagu xiray baabuur balse wararka markii hore la helay waxay sheegayaan Qarax isniidaamin ah.

Ilaa hada khasaaraha hal Qof ayaa la sheegay inuu dhintay balse Faahfaahin intaa ka badan Lama hayo iyo khasaaraha rasmiga ah.

Ciidamada Amaanka ayaa Rasaas furay waxaana jira warar sheegaya in Qof hubaysan ay Ciidanku ku fureen rasaasta.

Guud ahaan nawaaxiga Qaruxu ka dhacay Way xirantahay.

Puntlandi.com
Garowe

<