
Illaahay ha u naxariistee waxaa caawa Isbitaalka Garowe ku geeriyoodey Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xirsi Gujir kadib Dhawicii kasoo gaaray weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaadey.
Inkastoo markii hore lagu guulaystay qaliin lagu sameeyey hadana caawa ayuu Gudoomiyuhu u geeriyooday Dhawaca soo gaaray.
Innaa lilaahi wa inaa ilayhu raajucuun
Puntlandi.com
Garowe